Dhiigkarku ma ku xidhan yahay shaqada saacado badan?
Dhammaadkii daraasad shan sano ah, xogtu waxay muujisay in marka qof uu shaqeeyo 49 saacadood ama ka badan todobaadkii, khatarta uu u leeyahay inuu ku dhaco dhiig-karka joogtada ah ayaa kordhay 66%. Daraasad saddex sano ka hor lagu sameeyay...